March 21, 2023

Day

Maanta oo maalin jimco ah, taariikhduna ku beegantahay 10 ka maarso sannadka 2023, Jaamacadda Green Hope iyo midowga ardayda ayaa soo agaasimay xaflad lagu caleema-saaray guddoomiyaha midowga ardayda jaamacadda ee la doortay. Xafladda ayaa ku qabsoontay xarunta jaamacadda ee ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dadkii ka hadlay dhammaan ayaa bogaadiyay dadaallada ardaydu ku...
Read More
Ardayda kulliyadda shaybaarka ee jaamacadda Green Hope, ayaa maanta waxay boqasho ku tageen: Al-Xikma Primary and Secondary School. Iyagoo ka caawiyay ardayda dugsiga inay u sheegaan nooca ay dhiigagoodu yihiin (𝗕𝗹𝗼𝗼𝗱 𝗚𝗿𝗼𝘂𝗽𝗶𝗻𝗴). 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝘂, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘅𝗼𝗼𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮; 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗶 𝗹𝗼𝗼 𝗵𝗲𝗹𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝘁𝗶𝗶𝗿 𝘁𝗮𝗯𝗮𝗯𝗯𝗮𝗿 𝗸𝘂 𝗳𝗶𝗹𝗮𝗻 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮.
Read More