Ardayda kulliyadda shaybaarka ee jaamacadda Green Hope, ayaa maanta waxay boqasho ku tageen: Al-Xikma Primary and Secondary School. Iyagoo ka caawiyay ardayda dugsiga inay u sheegaan nooca ay dhiigagoodu yihiin (𝗕𝗹𝗼𝗼𝗱 𝗚𝗿𝗼𝘂𝗽𝗶𝗻𝗴). 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝘂, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘅𝗼𝗼𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮; 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗶 𝗹𝗼𝗼 𝗵𝗲𝗹𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝘁𝗶𝗶𝗿 𝘁𝗮𝗯𝗮𝗯𝗯𝗮𝗿 𝗸𝘂 𝗳𝗶𝗹𝗮𝗻 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮.


