August 2024

Month

Heshiis ku saabsan tababbaridda ardayda shaybaarka ayay maanta kala saxiixdeen: Hormuudka Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Green Hope Dr. Maxamed Cabdi Jimcaale oo ka socday kuliyada caafimaad ee jaamacadda GREEN HOPE UNIVERSITY iyo Madaxa Tababbarrada Dr. Cabdullaahi Cabdulqaadir Tukade ee Xarunta baaritaannada iyo Cilmibaarista ee Nova Diagnostics & Research GREEN HOPE UNIVERSITY had iyo Goor waxa...
Read More