September 2024

Month

Jaamacadda Green Hope oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Qabatey Ardayda Cusub Ee Ku Soo Biirtey Jaamacadda Maanta oo ay taariikhdu tahay 28ka bisha September, sanadda 2024, Jaamacadda Green Hope waxa ay xaflad soo dhaweeyn u qabatay ardayda cusub ee ku soo biirtey Jaamacada iyadoo loogu waramay ardeydaas taariikhda iyo guulaha Jaamacadda Green Hope gaartey...
Read More
Xarun Labaad, oo ay Jaamacadda Green hope Beledweyne ka Furatay Jamacadda Green Hope waxay xarun labaad ka furatay magaalada Beledweyne, waxaana goobjoog ka ahaa munaasabada xarigjarka xarunta labaad ee jaamacadda guddoomiyaha degmada Beledweyne mudane Nadar Tabaax Maalin.Jaamacaddu waxay xoogga saartaa ballaarinta iyo tayaynta tacliinta sare, sidaa darteed ayaa xarun labaad loo furay. Xarunta cusub ayaa...
Read More