October 6, 2024

Day

𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐞𝐞𝐧 𝐇𝐨𝐩𝐞 Maamulka Jaamacadda Green Hope ayaa Shahaado Sharaf guddoonsiiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur. Maamulka Jaamacadda Green Hope ayaa kulan la qaadatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) waxaa kulankaas la iskula soo qaaday sidii loo Horumarin lahaa Waxbarashada Sare iyo iskaashi Dhex mara Baarlamaanka Federaalka iyo...
Read More