๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐‡๐จ๐ฉ๐ž

๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐‡๐จ๐ฉ๐ž

Maamulka Jaamacadda Green Hope ayaa Shahaado Sharaf guddoonsiiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur.

Maamulka Jaamacadda Green Hope ayaa kulan la qaadatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) waxaa kulankaas la iskula soo qaaday sidii loo Horumarin lahaa Waxbarashada Sare iyo iskaashi Dhex mara Baarlamaanka Federaalka iyo Jaamacadda Green Hope.

Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur, oo kulankaas ka hadlay ayaa ka mahadceliyay booqashadooda. Isagoo ku dhiirageliyay Jaamacadda sidii sare loogu qaadi lahaa waxbarashada Jaamacadda.

Maamulaha Jaamacadda Green Hope mudane Dr. Mustaf Macalin Cabdulle ayaa ka mahadceliyay soo dhaweyntii loo sameeyay isagoo sheegay inay Jaamacadu qaadan doonto talooyinkiisa ku aaddan Horumarinta iyo Tayaynta Waxbarashada dalka

Ugu dambayn, Maamulka Jaamacadda ayaa Shahaado Sharaf guddoonsiiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur kaddib markii uu kala qayb galay Xafladdii qalin Jebinta ee Waxbarasho Sannadeedkii 2023-2024

๐Ÿ“ข Exciting News!

Today, the leaders of Green Hope University had the honor of visiting Sheikh Adan Mohamed Nur, the Speaker of the House of the Federal Parliament of Somalia. Our discussions centered around the vital topic of education development for our university.

Together, we explored innovative strategies to enhance the quality of education and broaden access for our students. We are grateful for the Speaker’s support and insights, and we look forward to collaborating on initiatives that will benefit our academic community and the future of Education in Somalia.

Leave a Reply