Jaamacadda Green Hope oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Qabatey Ardayda Cusub Ee Ku Soo Biirtey Jaamacadda

Jaamacadda Green Hope oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Qabatey Ardayda Cusub Ee Ku Soo Biirtey Jaamacadda

Maanta oo ay taariikhdu tahay 28ka bisha September, sanadda 2024, Jaamacadda Green Hope waxa ay xaflad soo dhaweeyn u qabatay ardayda cusub ee ku soo biirtey Jaamacada iyadoo loogu waramay ardeydaas taariikhda iyo guulaha Jaamacadda Green Hope gaartey

Ardada cusub ayaa ka mahadceliyey soo dhaweeynta loo sameeyey waxaayna muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin in ay wax ka bartaan jaamacadda Green hope.

Maamulka Jaamacada waxa uu ku faraxsan yahay soo dhaweeynta ardayda cusub iyagoo u balan qaadey in loo fududeyn doono wixii tasiilaad ah oo ay u baahan yihiin.

Leave a Reply