Blog

Category

“Today marks the last day of the final exam. It’s a moment to celebrate your hard work, perseverance, and dedication throughout the semester. Wishing everyone the best results and a bright future ahead!”
Read More
Computer science students engage in practical exercises to apply theoretical concepts from lectures, building essential skills such as programming, testing, implementing, and evaluating programs for real-world applications.
Read More
The midterm exams for the 1st semester of the 2024-2025 academic year are underway, and all students from the faculties of Green Hope University are participating.
Read More
Jaamacadda Green Hope ayaa si rasmi ah u guddoonsiisay shahaadada Professor-nimo Prof. Maxamed Muuse Mataan, taasoo ka tarjumeysa aqoonta iyo dadaalka uu ku bixiyay horumarinta waxbarashada iyo cilmi-baarista. Prof. Maxamed Muuse Mataan waxa uu muddo dheer ka qeyb qaadanayey horumarinta nidaamka waxbarashada ee dalka, isaga oo sidoo kale ku caan baxay cilmi-baarisyo iyo waxbarasho ku...
Read More
Jaamacadda Green Hope ayaa gudoonsiisay shahaadooyin gaar ah saddex bare oo ka tirsan jaamacadda, kuwaas oo loo aqoonsaday inay yihiin Senior Lecturers. Green Hope University recently awarded special certificates to three lecturers from the university, recognizing them as Senior Lecturers.
Read More
Jaamacadda Green Hope waxa si rasmi ah uga bilaabmay imtixaanka kaldhexaadka (Midterm), ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.Dhammaan ardaydeenna waxaan u rajaynaynaa guul iyo natiijo wanaagsan.
Read More
๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐‡๐จ๐ฉ๐ž Maamulka Jaamacadda Green Hope ayaa Shahaado Sharaf guddoonsiiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur. Maamulka Jaamacadda Green Hope ayaa kulan la qaadatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) waxaa kulankaas la iskula soo qaaday sidii loo Horumarin lahaa Waxbarashada Sare iyo iskaashi Dhex mara Baarlamaanka Federaalka iyo...
Read More
Jaamacadda Green Hope oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Qabatey Ardayda Cusub Ee Ku Soo Biirtey Jaamacadda Maanta oo ay taariikhdu tahay 28ka bisha September, sanadda 2024, Jaamacadda Green Hope waxa ay xaflad soo dhaweeyn u qabatay ardayda cusub ee ku soo biirtey Jaamacada iyadoo loogu waramay ardeydaas taariikhda iyo guulaha Jaamacadda Green Hope gaartey...
Read More
Xarun Labaad, oo ay Jaamacadda Green hope Beledweyne ka Furatay Jamacadda Green Hope waxay xarun labaad ka furatay magaalada Beledweyne, waxaana goobjoog ka ahaa munaasabada xarigjarka xarunta labaad ee jaamacadda guddoomiyaha degmada Beledweyne mudane Nadar Tabaax Maalin.Jaamacaddu waxay xoogga saartaa ballaarinta iyo tayaynta tacliinta sare, sidaa darteed ayaa xarun labaad loo furay. Xarunta cusub ayaa...
Read More
Heshiis ku saabsan tababbaridda ardayda shaybaarka ayay maanta kala saxiixdeen: Hormuudka Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Green Hope Dr. Maxamed Cabdi Jimcaale oo ka socday kuliyada caafimaad ee jaamacadda GREEN HOPE UNIVERSITY iyo Madaxa Tababbarrada Dr. Cabdullaahi Cabdulqaadir Tukade ee Xarunta baaritaannada iyo Cilmibaarista ee Nova Diagnostics & Research GREEN HOPE UNIVERSITY had iyo Goor waxa...
Read More
1 2 3