Maanta Jaamacadda Green Hope University Branch of Beledweyne waxay si diirran u soo dhaweysay ardayda cusub ee sanadkan ka soo gudubtay dugsiga sare, kuwaas oo bilaabaya tallaabada koowaad ee safarkooda waxbarasho ee jaamacadeed.
Soo-dhoweyntan waxay ahayd wajiga koowaad ee ๐๐๐ฏ๐๐๐ฐ๐ฎ ๐ฆ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐๐ฏ, iyadoo ardayda lagu siiyay xog iyo hagitaan ku saabsan nolosha jaamacadda, nidaamka waxbarashada iyo fursadaha ay jaamacaddu u diyaarisay.
๐๐ซ. ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ฆ ๐๐ฅ๐ข ๐๐ข๐ฒ๐๐, ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ง๐๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฆ๐๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ. ๐๐๐ก๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง(๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ ๐๐ฒ๐๐น๐ฒ) oo kamid ah macalimiinta Jaamacadda ayaa Ardayda Kula dardaarmay in ay Waxbarashadoda Ku dadalaan Kana Faideystaan Fursada Aay heysataan.
Waxaan hambalyo iyo soo dhoweyn diirran u diraynaa dhammaan ardayda cusub. Jaamacaddu waxay idiin rajaynaysaa bilow wanaagsan, guul iyo mustaqbal ifaya.
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก:
Isdiiwaangelinta ardayda cusub weli way furan tahay. Ardayda danaynaysa inay ku soo biiraan Green Hope University waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay ka faaโiideystaan fursaddan oo ay iska diiwaangeliyaan jaamacadda.
Ku soo dhowaada Jaamacadda Green Hope Hoyga Tacliinta iyo Tiknolojiyadda.
๐ข๐ฟ๐ถ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ช๐ฒ๐ฒ๐ธ ๐๐ฎ๐ 1
#๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป๐๐ผ๐ฝ๐ฒ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฒ
#๐๐ผ๐๐ด๐ฎ๐ง๐ฎ๐ฐ๐น๐ถ๐ถ๐ป๐๐ถ๐๐ผ๐ง๐ฒ๐ธ๐ป๐ผ๐น๐ฎ๐ท๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ
#๐ข๐ฟ๐ถ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ช๐ฒ๐ฒ๐ธ2026
