Green Hope University & Yardimeli Specialist Hospital
Green Hope University iyo Yardimeli Specialist Hospital waxay kala saxiixdeen heshiis iskaashi oo ku saabsan tababarrada practical-ka ee ardayda, cilmi-baarista iyo adeegyada caafimaadka.
Heshiiskan wuxuu ardayda siinayaa fursado practical iyo Student Internship, halka macallimiinta iyo shaqaalaha Green Hope University ay heli doonaan 30% qiimo-dhimis adeegyada caafimaadka ee isbitaalka.