Maanta Jaamacadda Green Hope University Branch of Beledweyne waxay si diirran u soo dhaweysay ardayda cusub ee sanadkan ka soo gudubtay dugsiga sare, kuwaas oo bilaabaya tallaabada koowaad ee safarkooda waxbarasho ee jaamacadeed.

Maanta Jaamacadda Green Hope University Branch of Beledweyne waxay si diirran u soo dhaweysay ardayda cusub ee sanadkan ka soo gudubtay dugsiga sare, kuwaas oo bilaabaya tallaabada koowaad ee safarkooda waxbarasho ee jaamacadeed.

Soo-dhoweyntan waxay ahayd wajiga koowaad ee ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ, iyadoo ardayda lagu siiyay xog iyo hagitaan ku saabsan nolosha jaamacadda, nidaamka waxbarashada iyo fursadaha ay jaamacaddu u diyaarisay.

๐Œ๐ซ. ๐‡๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ฆ ๐€๐ฅ๐ข ๐’๐ข๐ฒ๐š๐, ๐Œ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ง๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐š๐ก๐š๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง(๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—•๐—ฒ๐˜†๐—น๐—ฒ) oo kamid ah macalimiinta Jaamacadda ayaa Ardayda Kula dardaarmay in ay Waxbarashadoda Ku dadalaan Kana Faideystaan Fursada Aay heysataan.

Waxaan hambalyo iyo soo dhoweyn diirran u diraynaa dhammaan ardayda cusub. Jaamacaddu waxay idiin rajaynaysaa bilow wanaagsan, guul iyo mustaqbal ifaya.

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก:
Isdiiwaangelinta ardayda cusub weli way furan tahay. Ardayda danaynaysa inay ku soo biiraan Green Hope University waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay ka faaโ€™iideystaan fursaddan oo ay iska diiwaangeliyaan jaamacadda.

Ku soo dhowaada Jaamacadda Green Hope Hoyga Tacliinta iyo Tiknolojiyadda.

๐—ข๐—ฟ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ช๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ ๐——๐—ฎ๐˜† 1

#๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ
#๐—›๐—ผ๐˜†๐—ด๐—ฎ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ง๐—ฒ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ
#๐—ข๐—ฟ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ช๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ2026

whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.24 pm (1) whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.24 pm whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.21 pm whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.18 pm whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.15 pm whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.14 pm (1) whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.14 pm whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.13 pm whatsapp image 2026 09 19 at 7.29.05 pm

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top